Waraysi Gaara Gudoomiyaha Haayada Samafalka ee AW-NUR FOUNDATION, Hamda Rashid, Otawa Canada
YouTube Viewers YouTube Viewers
27.7K subscribers
853 views
0

 Published On Apr 2, 2024

Barnaamijka Ramadaanta maanta waxaynu ku soo qaadan
Waraysi Gaara Gudoomiyaha Haayada Samafalka ee AW-NUR FOUNDATION, Hamda Rashid,

E DAHAB Somtel 0634545881
ZAAD Telesom 0634545881,
Otawa Canada

Martida: Hamda Rashid

Boorama:- Toddobaadkan gudihiisa ayaa la ciidsiin-doonaa 500 oo ka mid ah caruurta agoomaha ah ee ku nool magaalooyinka Baki, Dila Boorama iyo Tuulooyinka hoos yimaada, kuwaasi oo helidoona dhar, kabo iyo agabka kale ee ay ku ciidaan caruurtu,
Taageeradan culus ee lagaga farxinaayo boqolaalka caruurta agoonta ah ayaa waxa hirgelinaysa "Aw-Nur Foundation" oo ah hay'ad samo-fal oo ay hormuud ka tahay Hamda Rashid Aw-Nuur oo degen dalka Canada,
Waa sanadkii 4-aad oo xidhiidh ah oo mashruucani lagu ciidsiinaayo caruurta agoonta ah ee ku nool gobolka Awdal, Sidoo kale 500 oo kale oo ka mid ah caruurta agoonta ayaa la ciidsiin-doonaa labo bilood kadib munaasibada xigta ee Ciidal-odxa sida uu yahay qorshaha hay'adani,
Mashruucan ayaa waxa hore uga faa'iidaystay caruurta agoonta ah ee ku nool magaalooyinka Dila, Baki iyo Aw-barre halka sanadka danbena la qorsheeyey in ay ka faa'iidaystaan agoonta ku nool magaalooyinka Saylac iyo Lughaya,

Cid kasta oo jecel in ay talo, tusaale iyo dhaqaale ahaan-ba kaga qayb qaataan barnaamijkani khayriga ah ee sanadkasta lagu ciid-siinaayo caruurta agoonta ah qurbo-joog iyo qolqol-joogba waxay kala xidhiidhi-karaan ciwaanada hoos ku qoran iyo lifaaga websiteka
Aw-Nur Foundation
E DAHAB Somtel
0654545881
Booqo website-ka adiga oo raacaaya lifaaqan ama midka kaaga muuqda commentiga ugu sareeya.
https://www.gofundme.com/.../t3etv5-s....

Presented Ayrotv

show more

Share/Embed